caataysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caataysan

caataysnaan [m.f.dh]
eeg caataysan. ld caataysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg