caataysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caatee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caataysii

caatayn [m.dh]
ld caataysiin.

caataysiin [m.f.dh]
eeg caataysii. ld caatayn, caataysiis.

caataysiis [m.l]
ld caataysiin.

caatee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-teeyay, -taysay)
ld caataysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg