caatee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -taysay)

ld caataysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caatee

caataysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caatee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg