caaw
(m.l)

ld caw¹.

caaw
(m.dh)

ld caw².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaw

kaaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.

kaalmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid caawinid.

kaalmo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.

bood [m.l]
Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.

caawa [m.dh.fk]
1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. Habeenka markaa la joogo.

caawi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay;-iyi)
Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.

caawimaad [m.dh]
ld caawino.

caawimid [m.dh]
ld caawinid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg