caawi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay;-iyi)

Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawi

kaaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.

kaalmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid caawinid.

kaalmo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.

caawimaad [m.dh]
ld caawino.

caawimid [m.dh]
ld caawinid.

caawimo [m.dh]
ld caawino.

caawin [m.dh]
ld caawiyid.

caawin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)
Cid kaalmo ama taageero u fidin.

caawinaad [m.dh]
ld caawino.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg