caawimo
(m.dh)

ld caawino.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawimo

caawino [m.dh]
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.

caawi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay;-iyi)
Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg