caawin
(m.dh)

ld caawiyid.

caawin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)

Cid kaalmo ama taageero u fidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawin

kaalmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid caawinid.

caawimaad [m.dh]
ld caawino.

caawimid [m.dh]
ld caawinid.

caawimo [m.dh]
ld caawino.

caawinaad [m.dh]
ld caawino.

caawinid [m.f.dh]
eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.

caawino [m.dh]
Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.

caawiyid [m.f.dh]
eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.

caaw [m.l]
ld caw¹.

caaw [m.dh]
ld caw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg