caawinid
(m.f.dh)

eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawinid

kaalmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid caawinid.

caawimid [m.dh]
ld caawinid.

cawimid [m.dh]
ld caawinid.

cawinid [m.dh]
ld caawinid.

gacansiin [m.dh]
Gargaaridda, caawinidda.

caawin [m.dh]
ld caawiyid.

caawin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-imay/-inay, -intay; -imi/-ini)
Cid kaalmo ama taageero u fidin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg