caawiyid
(m.f.dh)

eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caawiyid

caawin [m.dh]
ld caawiyid.

caawis [m.l]
ld caawiyid.

cawin [m.dh]
ld caawiyid.

cawis [m.l]
ld caawiyid.

cawiyid [m.dh]
ld caawiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg