caay
(m.dh)

ld cay² (1).

caay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (caayay, cayday; caayi)

ld cay³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caay

yooyootan [m.l]
1. Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay. 2. ld yooyootamid.

afacaayil [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg ficil.

caayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax, cay leh ahaansho.

caayanaan [m.f.dh]
eeg caayan. ld caayanaansho.

caayanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caayanaan.

caayib [m.l] (-byo, m.dh)
Qof caajis ah oo shaqada ka wahsada.

caayibnimo [m.dh]
Caayib ahaansho.

caayid [m.f.dh]
ld eeg cay³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg