caayib
(m.l) (-byo, m.dh)

Qof caajis ah oo shaqada ka wahsada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caayib

caayibnimo [m.dh]
Caayib ahaansho.

caay [m.dh]
ld cay² (1).

caay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (caayay, cayday; caayi)
ld cay³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg