cabaad
(m.l)

1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.

cabaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabaad

cabaad-dheere [m.l]
Afkuxuuble.

cabaadi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka c.: neef geel ah xanuujin si uu cabaad u sameeyo.

cabaadid [m.f.dh]
eeg cabaad². ld caabad¹ (3).

cabaadin [m.f.dh]
eeg cabaadi.

cargaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gmatay)
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².

geelkacabaadis [m.dh]
Nooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax weyn oo madaxa ku leh midab gaashiyo ah. ld geelkacabaaji.

wiiwii [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama cabaad, jibaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg