cabaadin
(m.f.dh)eeg cabaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabaadin ↴
cabaad [m.l]
1. Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo. 2. Calaacal, cataw (qof). 3. ld cabaadid.
cabaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg