cabban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabban

cabbanaan [m.f.dh]
eeg cabban. ld cabbanaansho.

cabbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cabbanaan.

cabbane [m.l]
Geed saliiddiisa la isku qaras falo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg