cabbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid. 2. Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabbee

cabbayn [m.f.dh]
eeg cabbee.

cabbaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la cabbeeyey ahaansho.

kawkab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.

sacabbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
Sacabbada wax ku qaadid.

tooratoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg