cadayo
(m.dh)

ld cadanyo.

cadayo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-yday, -yatay)

Ilko caday ku nadiifsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadayo

balqan [m.l]
Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.

cadanyo [m.dh]
Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo¹, canaanyo, cananyo.

cadanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cadanyo dareemid. ld cadayoo, canaanyoo, cananyoo.

cadanyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg cadanyood. ld cadayood, canaanyood, cananyood.

cadayasho [m.f.dh]
eeg cadayo².

cadayoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld cadanyoo.

cadayood [m.l]
ld cadanyood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg