cadcadaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadcadaysan

cadcadaysnaan [m.f.dh]
eeg cadcadaysan. ld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cada-daysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg