cadcaddee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadcaddee

cadcaddeyn [m.f.dh]
eeg cadcaddee. ld cadcaddeys (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg