cadcaddey
(m.dh)

Ubad xoolaad oo caano nuug ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadcaddey

cadcaddeyn [m.f.dh]
eeg cadcaddee. ld cadcaddeys (2).

cadcaddeys [m.l]
1. Roob yar aan dhulka biyo dhigin. 2. ld cadcaddeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg