cadcaddo
(m.l)

1. Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin. 2. C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadcaddo

cadcad [m.l]
Waxaro yaryar oo aan weli ababin.

cadcad [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ddaa, -ddayd)
1. Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho. 2. Bar cadcad lahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg