cadceedsi
(m.l)

ld cadceedsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadceedsi

cadceedsasho [m.f.dh]
eeg cadceedso. ld cadceedsad, cadceedsi.

cadceedsidhac [m.l]
Qorraxsidhac.

cadceed [m.dh]
1. Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax. 2. Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg