cadceedso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Galab dhanka qorraxdu jirto aadid. 2. Diinkabixid; gaaloobid. 3. Jid ama meel ka habaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadceedso

cadceedsasho [m.f.dh]
eeg cadceedso. ld cadceedsad, cadceedsi.

cadceedsoobax [m.l]
Qorraxsoobbax.

cadceed [m.dh]
1. Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax. 2. Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg