caddaaladdarro
(m.dh)

Fal ay eexi ku jirto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaaladdarro

jawrfal [m.l]
Xadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg