caddaan-bibiish
(m.l) (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaan-bibiish

banji-bicaddaan [m.l] (-nno, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac ka cad, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld caddaan-bibiish.

biish-bicaddaan [m.l] (-nno, m.dh)
ld caddaan-bibiish.

caddaan-bibanji [m.l] (-iyo, m.dh)
ld caddaan-bibiish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg