caddaan-bidooh
(m.l) (-hyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talagalay dhinac ka cad, dhinacna laba dhibcood ku leh. ld dooh-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaan-bidooh

dooh-bicaddaan [m.l]
ld caddaan-bidooh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg