caddaan-bijoohaar
(m.l) (-ro, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna afar dhibcood ku leh. ld joohaar-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaan-bijoohaar

joohaar-bicaddaan [m.l] (-nno, m.dh)
ld caddaan-bijoohaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg