caddaan-bishiis
(m.l) (-syo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna lix dhibcood ku leh. ld shiish-bicaddaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaan-bishiis

shiish-bicaddaan [m.l]
ld caddaan-bishiish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg