caddaato
(m.dh)

Daruur waqti galabnimo ah biyo yar sii daysay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaato

dhaleeco [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Cudur bushinta ku dhaca oo ay la caddaato. 2. Eed iyo ceebayn loo jeediyo cid fal xun ku kacday.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg