caddadhuuni
(m.dh)

Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddadhuuni

dahabo [m.dh]
Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg