caddallool
(m.l)

Ciyaar carruureed ilmuhu qoray la tuurayo ay ku ciyaaraan habeenkii iyaga oo labo labo koox isagasoo horjeeda.

caddallool
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-oolay, -ooshay)

Caddaallool ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddallool ↴

caddalloolid [m.f.dh]
eeg caddallool².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg