caddalloolid
(m.f.dh)

eeg caddallool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddalloolid ↴

caddallool [m.l]
Ciyaar carruureed ilmuhu qoray la tuurayo ay ku ciyaaraan habeenkii iyaga oo labo labo koox isagasoo horjeeda.

caddallool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Caddaallool ciyaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg