caddayn
(m.f.dh)

eeg caddee. ld caddays (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddayn

eed [m.dh] (-do, m.l)
1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.

aqoonsi [m.l]
1. Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa. 2. Warqadda citiraafka. 3. ld aqoonsasho.

ardiyad [m.dh]
1. Cashuur ay dawladdu ka qaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo. 2. Caddaynta lahaanshaha guryaha;mulkiyad.

beenee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Hadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.

biif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku qoyn. 2. Caddayn, qurxin.

boodee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).

caddays [m.l]
1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

caloolacaddayn [m.f.dh]
eeg caloolcaddee.

cumuqcumuq [m.dh] (-qyo, m.dh)
Hadal diidmo aan caddayni ku jirto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg