caddays
(m.l)

1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddays

faahfaah [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo. waxkasheeg, faallo

caddayn [m.f.dh]
eeg caddee. ld caddays (3).

caddaysad [m.l]
ld caddaysasho.

caddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la caddeeyey ahaansho. 2. Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).

caddaysasho [m.f.dh]
eeg caddayso. ld caddaysad, caddaysi.

caddaysi [m.l]
ld caddaysasho.

caddaysimo [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.

caddaysin [m.l]
ld caddaysimo.

caddaysnaan [m.f.dh]
eeg caddaysan. ld caddaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg