caddaysad
(m.l)

ld caddaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaysad

caddaysasho [m.f.dh]
eeg caddayso. ld caddaysad, caddaysi.

caddays [m.l]
1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg