caddaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax la caddeeyey ahaansho. 2. Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaysan

caddaysnaan [m.f.dh]
eeg caddaysan. ld caddaysnaansho.

caddays [m.l]
1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg