caddaysi
(m.l)

ld caddaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaysi

caddaysasho [m.f.dh]
eeg caddayso. ld caddaysad, caddaysi.

caddaysimo [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.

caddaysin [m.l]
ld caddaysimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg