caddaysimo
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaysimo

caddaysin [m.l]
ld caddaysimo.

caddaysi [m.l]
ld caddaysasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg