caddaysin
(m.l)

ld caddaysimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddaysin

caddaysimo [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.

caddays [m.l]
1. Shaah caano yar lagu daray. 2. In yar oo caano ah oo loogu talaggalay in shaah lagu caddeeyo. 3. ld caddayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg