cunnaddiid
(m.l)

1. Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah. 2. C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunnaddiid

cunnaddiidis [m.dh]
ld cunnaddiid.

cuntaddiid [m.l]
ld cunnaddiid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg