cunnimo
(m.dh)

God, dab iwm duugmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunnimo

habuuq [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-qyo, m.dh)
Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.

jabsaal [m.dh]
Qaruhu marka uu bislaado oo uu cunnimo gaaro; gebis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg