cunsur
(m.l)

(canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.

cunsur
(m.dh) (-rro, m.l)

Dhibaato waxyeello weyn geysato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunsur

canaasiir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dad si ihaano ahaan, la rabo in wax laga sheego. 2. eeg cunsur.

cunsurguuri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Cid si dhibaato weyn oo haysa ay uga baxdo u curraafayn ama Eebbe u baryid.

cunsurguurin [m.f.dh]
eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2).

cunsurguuris [m.l]
1. Qof sixirka aad u yaqaan oo dadka wax ku yeela. 2. ld cunsurguurin.

saddexan [m.l]
1. Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira. 2. Koox ka kooban saddex cunsur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg