cunsurguuri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Cid si dhibaato weyn oo haysa ay uga baxdo u curraafayn ama Eebbe u baryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunsurguuri

cunsurguurin [m.f.dh]
eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2).

cunsurguuris [m.l]
1. Qof sixirka aad u yaqaan oo dadka wax ku yeela. 2. ld cunsurguurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg