cuntee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-teeyay, -taysay)

Wax cunid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuntee

cuntayn [m.f.dh]
eeg cuntee. ld cuntays.

dabraac [m.l]
1. D. ah: qof aan hanti lahayn oo qaraabadiisa, saaxiibbadiisa iwm hadba mid la cunteeya. 2. ld dabraacid.

labadable [m.l]
L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg