cuqdadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

Cid cuqdad ku beerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuqdadee

cuqdadayn [m.f.dh]
eeg cuqdadee.

cuqdad [m.l]
Meel ciriiri ah.

cuqdad [m.dh] (-do, m.l)
(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg