currafee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-feeyay, -feysay)

ld curraafee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh currafee

curraafee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-feeyay, -feysay)
Xiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.

currafi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld currafee.

curraf [m.l] (-fiin/-fyo, m.dh)
ld curraaf¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg