curyaanad
(m.dh) (-do, m.l)

Qof haween ah oo labada lugood la'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curyaanad

curyaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof labada lugood beelay. 2. Hawl socon waayday.

curyaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Qof labada lugood beelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg