curyaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho. 2. Hawl, wax xannibaadi gashay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh curyaansan

curyaansanaan [m.f.dh]
eeg curyaansan. ld curyaansanaansho.

curyaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld curyaansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg