cusayb
(m.l)

1. Wax jiritaankiisu markaa ugu horreyso. 2. Waxaan weli la isticmaalin. 3. ld cusbaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusayb

ugub [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb. 2. Naflay dheddig oo aan weli curan.

carjab [m.l]
1. C. ah: maro urtii cusaybku ka ba'ay. 2. ld carjabid.

carjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Maro, urtii cusaybka ka bi'id.

carjebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dhar cusayb ka bi'in. 2. Weel la culay carka ka bi'in.

cusbaan [m.f.dh]
eeg cusub. ld cusayb (3), cusbaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg