cusbee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusbee

cusbayn [m.f.dh]
eeg cusbee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg