cusboon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax cusub ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cusboon

cusboonaan [m.f.dh]
eeg cusboon. ld cusboo- naansho.

cusboonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cusboonaan.

cusboonayn [m.f.dh]
eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.

cusboonaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld cusboonee.

cusboonaysiin [m.dh]
ld cusboonayn.

cusboonee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.

dalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Wax cusboonaysiin ama qurxin. 2. Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid. 3. Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.

dhallinyarayn [m.dh]
(juqr.) Dariiqadda hawsha xoqidda lagu cusboonaysiiyo, gaar ahaan waxaa lagu isticmaalaa webiyada, oo la yiraahdo waa la dhallinyareeyay.

kacaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Cid kacaan ka dhigid. 2. Wax cusbooneysiin. ld kacaami.

cusbo [m.dh]
Wax cad oo leh dhadhan dhanaan oo cuntada lagu dhanaaniya. Dhulka ayaa laga qodaa, biyaha baddana waa ay ku jirtaa; milix.

cusbo [m.dh]
(kiim.) Iskudhis ka kooban xidishe asiidh iyo mid beys, ama iskudhiska samaysma marka biri la falgasho asiidh ee haydarojiinta si buuxda ama dhiman loo barabixiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg